|
Geelle oo la
kulmay wasiirka
doolka,
qaxootiga iyo
qalabixinta ee
Denmark
 |
 |
Taniyo
markuu
soo
baxay
warka
qaraxii
Muqdisho
oo
lagu
eedeeyay
wiil
reer
Denmark
ah,
guddoomiyaha
xidhiidhka
jaaliyadaha
soomaalida
ee
Denmark,
ayaa
saxaafaddu
xoog
u la
soo
xidhiidhay.
Waxa
kaloo
uu
xidhiidho
la
sameeyay
hayado
iyo
madax
badan
oo
uu
ka
mid
yahay
wasiirka
qalabixinta.
Halkan
ka
dhegayso
waraysi
dhinacyo
badan,
oo
aannu
la
yeelanay
.
Waraysiga
waxa
qaaday
Ahmed
Diria
Liban
|
|
Soomaalida
Danmark oo
canbaareeyay
qaraxii Muqdisho
 |
 |
Kulan
ay
isugu
yimaaddeen
qaar
ka
mid
ah
soomaalida
Danmark
deggeni
ayay
ku
canbaareeyeen
qaraxii
Muqdisho.
Waxa
kaloo
ay
tacsi
u
direen
ehelada
dadkii
halkaas
ku
geeriyooday.
Haddaba
waxa
aan
waraysigan
la
yeelanay
Axmed
Faarax
Ducaale
oo
ka
mid
ah
dadkii
kulankaas
soo
qabanqaabiyay.
Waraysiga
waxa
qaaday
Cabbaas
|
|
Waalid:
wiilkayaga isaga
ayaa lagu
qarxay, ee isagu
cid kuma qarxin
 |
 |
Qaraxii
dhawaan
ka
dhacay
Muqdisho ayaa
badi
warbaahinta
Soomaalidu
qoreen,
inuu
fuliyay
Cabdiraxmaan
Maxamed
Axmed,
oo
ku
noolaan
jiray
dalka
Denmark.
Waxa
noo
suurtagashay,
in
aanu
waraysanno
Adeerkii
Xasan
Axmed
oo
deggan
magaalada
Kobanheegan,
ahna
waalidkii
koriyay
wiilkaas.
Waraysiga
waxa
qaaday
Ahmed
Diria
Liban
|
|
Xildhibaan
Dhaqane oo afar
sano oo kale la
doortay
 |
 |
Xildhibaan
Axmed
Xuseen
Dhaqane
oo
afar
sano
oo
kale loo
doortay
guddida
deegaanka
degmada
Rødovre
ee
duleedka
Kobanheegan.
Wuxu
ka
soo
baxay
xisbiga
Sooshal
dimuqraadiga,
oo
badi
kuraastii
degmadaas
ku
guulaystay.
Waraysiga
waxa
qaaday
Cabbaas
|
|
Barnaamijka
xiisaha badan ee
Wiilwaal: "Car
dhegayso oo ha
qosli waayin!!!"
 |
 |
Waa
qayb
lagu
soo
faro
yaraystay
farshaxankeeda,
oo
ka
kooban
sheekooyin
badan
oo
kaa
qoslinaya,
murti
noocba
nooc
ah
iyo
heeso
xul
oo
laguu
soo
xulay.
"Car
dhegayso
oo
ha
qosli
waayin!!!"
waa
halkudhigga
aannu
idinku
soo
bandhigaynno
qaybta
8aad
ee
barnaamijka
uu
inoo
soo
diyaariyo
Wiilwaal
Macallin
Siciid.
|
|
Liibaan Weheliye
oo aannu ku
waraysannay
shirkii Lund -
Sweden
|
 |
[SR-sabti
080809]Waxaannu
waraysigan
la
yeelannay
Liibaan
Weheliye
oo
ka
mid
ah
aqoonyhanada
soo
qabanqaabiyay
shirka
8’aad
ee
Geeska
Afrika
ee
Xarunta
Caalamiga
ee
Dibudhiska
Soomaaliya,
magaalada
Lund
ee
dalka
Sweden.
Waraysigan waxa
qaaday Cabbaas. |
|
Asad
Prof. Caalin oo
aannu ku
waraysannay
shirkii Lund -
Sweden
|
 |
[SR-sabti
080809]Waxaannu
waraysigan
la
yeelannay
Asad
Prof.
Caalin
oo
ka
mid
ah
aqoonyahanadii
ka
soo
qaybglay
shirkii
8’aad
ee
Geeska
Afrika
magaalada
Lund,
Sweden.
Asad
waa
agaasimaha
ururka
bulshada
rayidka
ee
kahortagga
isafgaranwaaga
ee
dalka
Finland.
Waraysigan waxa
qaaday Cabbaas. |
|
Suldaan Yuusuf
muxumed Xiiray
oo aannu
tilifoon ku
waraysanay (UK)
 |
 |
[SR-Khamiis
23
july
2009]Waxaannu
tilifoon
kula
xidhiidhnay
Suldaan
Yuusuf
Muxumed
Xiiray
oo
booqasho
ku
joog
dalka
Ingiriiska,
kana
mid
suldaamada
Somaliland.
Waxaannu
wax
ka
waydiinay
biyola'aanta
haysata
beesha
uu
suldaanka
u
yahay
iyo
guud
ahaan
xaaladda
soomaaliland.
Waraysigan waxa
qaaday Cabbaas. |
|
Wasiirka
garsoorka
somaalia, Sheekh
janaqow oo shir
ku qabtay
Kobanheegan:
Qaybta 1
Qaybta 2
|
 |
[SR-Sabti 18 july 2009]
Wasiirka
garsoorka
soomaaliya
sheekh
Cabdiraxmaan
Maxamuud janaqow
iyo laba
xildhibaan ayaa
soomaalida kula
kulmay
Kobanheegan.
waxa shirka ka
hadlay Sheekh
Janaqow oo
ballaadhan uga
hadlay
dhibaatada
soomaaliya.
Waraysigan waxa
qaaday
Cabbaas. |
|
|
Waraysi
Dr.
Cabdi
Caydiid
Xiiray
oo
dhismo
caafimaad
ka
wada
Dhooblay

Baarnaamijkii
Wiilwaal:
"Ruug
caddaagii,
waayo
raarnaa,
soo
rogaal
celi"
Shirwaynihii
shanaad
ee
ururka
ahlusunnah
waljamacah
ee
Gothenburg
Denmark:
Kulan
tacsi
ah
oo
lagu
canbaareeyay
qaraxyadii
Beledwayne

Waraysi:
Guddoomiyaha
ururka
"SUUN",
Cabdirashiid
Cartan

Xaaladaha
colaadeed
iyo
nabadeed
ee
dawladda
Somaliya
iyo
mucaaradkeeda
Waraysi:
Guddida
iyo
waalidka
dugsiga
soomaalida
ee
Alqalam
/
Calamus
Waraysi:
Hooyo
Umm
Cabdiraxmaan
iyo
arday
dugsiga
dhigata
Daawo
sawirrada
dugsiga
Alqalam
/
Calamus
Skole
Diinsoor:
Xabaalihii
culimada
oo
ehelkoodii
la
qaxayaan
[halkan
ka
dhegayso,
waraysigan
oo
af
dabarre
ah] 
Dalka Sucuudiga
oo si xun loogu
addoonsado
Soomaalida
tahriibta ah 
Hooyo kelideed
ah oo ku
guulaysatay
korinta
carruurteeda -
magaalada Aarhus 
Xuska
sannadguuradii
18 aad ee
goonni-isutaagga
Somaliland ee
beerta xoriyadda

Waraysi aannu la
yeelannay
Raiisal
wasaarihii hore,
NuurCadde 
Raisal
wasaarihii hore
Nuur Cadde oo la
kulmay
dadwaynaha
Copenhagen 
Shir ka dhacay
Copenhagen oo
lagaga hadlay
budhcad badeedda
xeebaha
Soomaalida

Prof.Ahmed I.
Samatar oo aannu
ka waraysannay
xaaladda
Soomaalida 
Xildhibaan
Dhaqane oo ka
warramaya
socdaalkiisii
dalka Kiiniya

Sheekh Aways oo
ku baaqay
joojinta dilalka
qorshaysan ee
muslinka la
laynayo

Waraysi:
Guddoomiyihii
laga qabsaday
gobolka Bay
Cabdifataax
M.Ibrahim
(Geesay)

Boqor Buur Madow oo ka
xadlaya xiisadda Somaliland

Qayladhaan:
Kufsi iyo
addoonsi libya
ku hayso
soomaalida -
siiba haweeenka

Al-shabab oo
Hargaysa ku
qarxinjaysay
wiil 16 jir ah 
In
ka badan 200 oo fannaan oo qaxooti ku
soo galay Itoobiya

Pia
Allerslev ayaa xadhigga ka jartay
xarunta cusub ee QaranMedia iyo KIF

Aabbe
Ibrahim Dhuxulow oo
ka warramaya sidii inantiisa loo dilay

Waraysi:
Barbaarinta ubadka iyo waajibaadka
waalidka

Shirwaynaha SIRC ee Geeska
Afrika ee Lund, Sweden,
07-09 august 09

Waraysi: Barbaarinta
ubadka iyo waajibaadka waalidka

Xildhibaan
Dhaqane oo
socdaalhawleed
ku tegaya dalka
Kiiniya

Dawladda
wadaadada iyo
dalladda
fanaaniinta
soomaaliyeed

Waraysi la
xidhiidha
dawladda Sheekh
Shariif Sh.Ahmed

Waraysi: Guddoomiyaha ururka
haweenka Somaliland ee
Denmark, Sacda Sheef

Goaamada shirwaynihii
Hayadda culimada Soomaalida
- Muqdisho

Waraysi: Guddoomiyaha
mashruuca "SHAQO" ee
magaalada Århus - Danmark. 
"Kooxaha wadaadada waa in
lagu qanciyo inay dagaalka
joojaan" waxaa yidhi M.
Geelle 
Fursadaha iyo
dhibaaatooyinka horyaal
dawladda Sh. Shariif
